Jaamacadda Nugaal

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jaamacada Nugaal
Nugaal University
جامعـــة نغـــال
Halku dhegga Waxaad raadiso waad heshaa
La aas aasay 2004
Nuuca Jaamacad Dadweyne
Madaxwenaha Jaamacadda Abdirizak Lafole
Madaxwene kuxigeenka Jaamacadda Abdinasir "abushayba"
Waxay ku taal Laascaanood, Sool, Soomaaliya
Website Official website

Jaamacadda Nugaal (Af Ingiriis : Nugaal University) waa jaamacad dadweyne taasi oo ku taala magaalada Laascaanood ee wadanka Soomaaliya. Jaamacada Nugaal waxaa la aasaasay horaantii sanadkii 2004ta si ay u daboosho baahida waxbarasho heersare ah ee u baahnaayeen bulshada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. [1]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Over view - Eelo University". Eelo University. Retrieved 14 November 2015.