Malaku Jibriil

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jibriil)

Jibriil ama Jabraa'iil waa adeege Alle u gaar ah Alle uu ka abuuray nuur la soo daga waxyiga amarka alle ku soo dajiya nabiyada alle. Jibriil afka cibraaniga (afka yuhuuda) waxaa laga wadaa jabri waa nin iil na waa allaah marka waxay noqonaysaa ninkii alle lahaa sida Bukhaariga warinaayo in jibri iyo miiki iyo israafi laga wado cabdi ill na laga wado alle markaa noqonaya cubudullaahi.

Jibriil jannada ayuu sarreeyaa. Malaa'igta keliya ee quduuska ah - marka laga reebo Mikaa'iil - oo magaceedu Kitaabka ku jiro. Shan boqol oo sanadood kaddib sii sheegiddii Daanyeel, Jibriil malaaʼigtii Ilaahay baa u muuqday Maryan gabadh bikrad ah oo ahayd dhashii Boqor Daaʼuud. Jibriil baa Maryan ku yiri: “Nabad, adigoo nimcaysan, Rabbiga ayaa kula jira.”