Jilac

Ka Wikipedia

Jilac jirac, jinac, iyo wariiri waa nooc ka mid ah cayayaanka, laf dhabaka aan lahayn jirkiisu ka koobanyahay : Madax, Ubuc iyo dabo afka labo ganoo wax lagu qaniino leh, waana nooc ka mida quraanshada ,midabkiisu waa madow wuxuna leeyahay yaryar badanaa loo yaqaan wariiri, iyo mid waaweyn oo xili roobaadka soo baxa loona yaqaan jinac ama jirac, kaasoo sameeya ur markii laga xanaajiyo.