Jisoo

Ka Wikipedia
Jisoo
220927 Jisoo at Dior Paris Fashion Week.jpg
Jisoo ee 2022
Ku dhashay Kim Ji-soo
(1995-01-03) Janaayo 3, 1995 ( 27jir)
Gunpo, Gobolka Gyeonggi, Koonfur Kuuriya
Sanadaha Shaqada 2016–hada
Saxiixa Signature of Jisoo.svg
Xirfad muusik
Asal Seoul, Koonfur Kuuriya
Nooca fanka
Qalabka Cod
Calaamadaha
Falalka la xiriira
Korean name
Hangul
Revised Romanization Gim Ji-su
McCune–Reischauer Kim Chisu

Kim Ji-soo (Kuuriya김지수; dhashay Janaayo 3, 1995), loo yaqaan Jisoo, waa heesaa iyo atariisho Kuuriyada Koonfureed ah. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Blackpink ilaa 2016, oo u heesay YG Entertainment.

Filmografi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sanad Magac Kanalka Doorka
2015 The Producers KBS2
2017 Part-Time Idols SBS
2019 Arthdal Chronicles tvN Sae Na-rae
2021–22 Snowdrop JTBC Eun Young-ro

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]