JooE
| JooE | |
|---|---|
JooE ee 2022 | |
| Magaca Saxda | 주이 |
| Ku dhashay | Lee Joo-Won August 18, 1999 Seoul, Koonfur Kuuriya |
| Waxbarashada | Dugsiga Hoose Damoon Dugsiga Dhexe Yongmun Dugsiga Hanlim Farshaxanka Badan |
| Xirfad muusik | |
| Nooca fanka | K-pop |
| Qalabka | Cod |
| Sanadaha Shaqada | 2016–hada |
| Calaamadaha | MLD |
| Falalka la xiriira | Momoland |
Lee Joo-won (Hangul: 이주원; dhashay Agoosto 18, 1999) si fiican loogu yaqaan magaceeda masraxa JooE (주이), waa raaber iyo heesaa reer Koonfur Kuuriya ah. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Momoland ee hoos timaada MLD Entertainment.
Nolosha gaarka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]JooE waxay ku dhalatay Seoul, Koonfur Kuuriya, waxay leedahay walaal ka weyn oo la yiraahdo Lee Min Jae.[1] Dhacdada Radio Star, JooE ayaa shaaca ka qaaday in lagu sameeyay rhinoplasty ka hor inta aysan ku biirin MLD Entertainment.[2][3][4] JooE ayaa sheegtay in fannaanda IU tahay qofka ay ku dayato, iyadoo leh "IU sunbaenim[5]. Dabcan iyadu waa qurux iyo heesaa yaab leh, laakiin sidoo kale waxaan u arkaa inay ixtiraam u tahay inay leedahay aragti aad u muuqata, waxaadna dareemi kartaa in muusigeeda."[6]
Xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]2016, JooE waxay noqotay tartame gudaha Finding Momoland, barnaamij loogu talagalay in lagu xusho xubnaha kooxda gabdhaha cusub Momoland ee hoos timaada MLD Entertainment, JooE waxay ku biirtay MLD bil ka hor inta aan la bilaabin Finding Momoland. Bishii Juun 2016, JooE, oo ay weheliyaan xubnaha Nancy, Ahin, Hyebin, Yeonwoo, Jane iyo Nayun ayaa loo doortay todobada final ee Finding Momoland. Ka dib markii xubnaha la doortay, kooxda waa la sameeyay oo waxay sii daayeen albamka yar Welcome To Momoland.
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ ""닮았나요?" 모모랜드 주이, 군복무중인 친오빠와 다정한 투샷". 네이트뉴스 (in Kuuriyaan). Retrieved October 18, 2020.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ "[RADIO STAR] 라디오스타 - What did JooE do to become an idol ?!". m.youtube.com. Retrieved October 18, 2020.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ "Momoland's JooE confesses she had cosmetic surgery". Allkpop. December 27, 2017. Retrieved October 18, 2020.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ 박송이. "성형 사실 고백한 모모랜드 주이 (영상)". WIKITREE (in Kuuriyaan). Retrieved October 18, 2020.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ Sunbaenim waa erey Kuuriyaan ah oo tilmaamaya dadka kaa weyn xoogga shaqada.[xiriiriye dhintay]
- ↑ "Momoland's JooE names her role model & ideal type, apologizes to fans for her 'repetitive' concept". January 31, 2020.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link)