Kaam xasan

Ka Wikipedia

Kaam Xassan Waa Tuulo kutaala killalka 5 ee Eithopia una dhaw xabashi iyo Burca duuray oo xadka Somaliland waxooga ka saraysa. Waxaa daga sida magaceeda laga garankaro reerka layidhaahdo reer xassan ciise oo ciidgale wayne ah.