Kaladogaram
Appearance
Kaladogaram (ing. cladogram) (oo ka yimid Giriiga clados "laan" iyo gramme "dabeecad") waa jaantus loo isticmaalo kaladistik si loo muujiyo xiriirka ka dhexeeya noolaha.
![]() |
Maqaalkaan bayooloji waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |