Kayserispor
Appearance
| Magaca oo dhameestiran | Kayseri Spor Kulübü | |||
|---|---|---|---|---|
| Naaneys | Anadolu Yıldızı (Anatolian Star) | |||
| La aasaasay | 1966 | |||
| Garoon | Kadir Has Stadium Kayseri | |||
| Awoodda | 32,864 | |||
| Chairwoman | Ali Çamlı | |||
| Maamulaha | Çağdaş Atan | |||
| Horyaalka | Süper Lig | |||
| 2023–24 | Süper Lig, 14th | |||
| Website | Club home page | |||
| ||||
Kayserispor Waa koox-banooni oo ka dhisan magaalada Kayseri ee dalka Turkiga, Kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1966dii, waxayna ku guuleystay Koobka-Turkiga sanadku markuu ahaa 2008dii sidoo kale waxay soo qaadeen koobka UEFA Intertoto Cup sandku markuu ahaa 2006dii.