Keski qabe

Ka Wikipedia
Geed Harti

Keski qabe waa qabiil balaadhan dega gobolada woqooyi bari Soomaaliya kana soo jeeda beel waynta Harti Darood ama (Cabdirahmaan Harti/Daarood).Beeshu waxa ay badankoodu degaan gobolka Bari gaar ahaan Kakaar oo ah gobolka ugu weyn dalka iyo gobolka Sanaag qaarkiis Jubada hoose iyo sh. hoose Qoryooley kuwo kale. Si gaara beesha saldhigeedu waa magaalda SHaxda iyo Yabaayil ee gobolka Bari oo khaas u ah beesha sidoo kale waxa ay degaan Qoryooley, kismaayo ,Bu'aale, Xarardheer, Jigjiga.

Degaanada beeshu degto waxaa ka mid ah -magaalada ugu wayn Puntland ahna xarunta ganacsiga, Shaxda, yabayil, kismaayo, qoryooley, Qrdho, Boosaaso, Laasa-dacawo, Buruc, Baxaya, Degmada Dhahar iyo degaano kale oo badan.