Khadiija binti Khuweylad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Khaddiija binti Khuweylad bin Asad Alqureyshiya waa xaaskii ugu horeysay ee uu guursaday Nabi Muxamed S.C.W, waxeyna aheyd qofkii ugu horeeyay ee rumeysay nabiga dhinaca Dumarka.