Guur

Ka Wikipedia

Guur (Af Ingiriis : marriage; Af Carabi : ar‎) waa dhacdo ay ku midoobaan labo qof (inta ugu badan ninka iyo naagta) kuwaasi oo hadafkoodu yahay in nolol wadaagaan, tafiirmaan, iyo iska caawiyaan waayaha nolosha. Waa dad kadhaxeeyo isla shaqeen, dhaqaale iyo jaceel. Soomaalida marka ee is guursanaayaan waxaa loo qabtaa buraanbur iyo cayaar. Guurka waa maalin farxad leh, qof walba neh inta oo noolyahay mar uu guursanaa, guurka sidiisa ba waa nolosha biniaadanka.

Dhinaca kale, guurku waa midowga lamaane si u sii wadaan jiritaanka aadamaha. Guurku wuxuu ahaa mid soo jireen ah tan ilaa wakhtiyadii ugu horeeyay ilbaxnimada dadka. Dunida maanta waxaa ka jira nidaamyo iyo caadoyin badan kuwaasi oo ku salaysan dhaqanka, dhaqaalaha, wadanada, diinta iyo nolosha.

Guurka Ilaahay baa asaasay. Kuwa isqaba waa inay guurkooda si sharci ah u diiwaangeliyaan. Sinada waa dembi. Ninku waa madaxa reerka. Ninku waa inuu reerkiisa hoggaamiyo. Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Ninku waa inuu reerkiisa masruufo. Naagtu waa inay ninkeeda ixtiraamto. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa. Ilaahay wuu necebyahay furitaan khiyaamo lagu sameeyay. Wuu la xisaabtami doonaa kuwa xaaskooda si fudud oo sabab laʼaan ah uga taga oo weliba niyeysto inay mid kale guursadaan.

Noocyo ka mid ah Arooska

Aroos Masiixi (Filibiin)

Arooska

Aroos waa dhacdo dabaaldega midowga labo qof ku galayaan guurka. Sida caadiga ah, aroosku waa xaflada iyo damaashaadka wakhtiga ay dhacayso meherka iyo wixii damaashaad iyo farxad ah ee la xidhiidha.[1] Nidaamka iyo dhacdada aroosku waa mid ay ku kala duwan yihiin bulshada caalamku taasi oo ku xidhan dhaqanka, caadada, diinta, wadanka, bulshada iyo heerka darajada dhaqaale ee lamaanaha.

Hordhac

Aroosku waa xaflada loo dhigo midowga labo qof ku noqonayaan lamaane is-guursaday. Waxaa jira noocyo badan oo damaashaad iyo dabaaldeg ah oo la xidhiidha arooska. Dhaqanka Soomaalidu wuxuu leeyahay nidaam u gaar ah oo loo dhigo arooska.

Guurka

Guurku waa labo qof sida ninka iyo naagta marka ee is guursadaan. Waa dad kadhaxeeyo isla shaqeen, dhaqaale iyo jaceel. Soomaalida marka ee is guursanaayaan waxaa loo qabtaa buraanbur iyo cayaar. Guurka waa maalin farxad leh, qof walba neh inta oo noolyahay mar uu guursanaa, guurka sidiisa ba waa nolosha biniaadanka. Qof marku uu guursado wuu dagaa oo fakarka badan aya daaya. Gaar raga ayaa ugu fikir badan intay habluhu ka fikir yar yihin guurka soomaalida waxa kalo kamida cilmi badhis lagu sameyey hablaha ugu quruhda badan inay yihin hablaha rer mogdishu gaar ahaan gabdhaha wardhiigley waxa lasoo saray boqolkiba boqol ibtisam inanta ugu xural caysan warta nabada oo macnaheedu uu yahay dhulkii Soomaaliya.gabdhaha ugu badan ee fircoonniga loo gudo waxaa ugu badan warta nabada kuwa ugu dhaadheerna waxa ay ka soo jeedaan ssanaag sool iyo ceyn qaybo ka mid ah dunida iyo dhaqanka ah lama ogola, iyo in laga hadlin xaqiiqda.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho

  1. Otnes, Cele & Pleck, Elizabeth (2003). Cinderella Dreams: the Allure of the Lavish Wedding, p. 31. University of California Press, Berkeley.