Khal
Khal (Af Ingiriis : vinegar; Af carabi: خل) waa dareere ka samaysan ilaa 5–20% acetic acid (CH3COOH), biyo, iyo noocyo kale oo kimikooyin ah kuwaasi oo u sameeya midabo kala duwan iyo xajmi jaamud oo kala adaga. Khalku waa dareere ka samaysan asiidh iyo biyo kuwaasi oo loo isticmaalo cuntada noocyadeeda kala duwan.[1]
Hordhac
Khalka waxaa lagu sameeyaa nidaam bacarimin iyo khamiirin iskugu jirta taasi oo loo isticmaalo ethanol.[2] Sida caadiga ah khalka waxaa lagu daraa cuntada la karinayo iyo raashinka bisil intaba wuxuuna sameeyaa dhadhan dhanaan iyo xalad u yeela cuntada.[3][4]
Falgalka
Marka falgalka khalku socdo waxaa dhacda in sameysmaan isla markaana burburaan isku-dhisyo badan. Sida caadiga ah waxaa lagu bilaabaa in la isku daro isku-dhiska ethanol (CH3CH2OH) iyo ogsajiin (O2) taasi oo noqota acetic acid (CH3COOH)[5] Shaxda falgalka
- CH3CH2OH + O2 → CH3COOH + H2O
Sawiro
- Noocyo kala duwan Khalka
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Beeton, Isabella. pp. 258–60. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Nakayama T. J Biochem. 46 (9): 1217–25 http://jb.oxfordjournals.org/content/46/9/1217.extract. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Saturated Fat
- ↑ Eat less saturated fat
- ↑ Saladin, Kenneth S., McGraw-Hill Education, p. 55, ISBN 9814646431 Maqan ama ebar
|title=
(caawin)