Dareere (Ingiriis: Liqiud) Waa walax oo mid ka ah sadaxda waji ee xaaladaha Maado (matter).
Dareeraha waxa ka mid ah biyoha, Saliida, Caanoha IWM.