Caano
Jump to navigation
Jump to search
![]() Koob caano dheey ah | |
Ka tirsan | Cunto fudud, Cabitaan |
---|---|
Heerkulka | Kuleyl, Qaboow iyo dhexdhexaad |
Ka kooban | Nafaqo, dux, Kaalshiyaam |
Sidoo kale fiiri: Cunto Soomaali • Cunto • Raashin (Qureec, Qado, Casho) |
Caano (Af Ingiriis : Milk; Af carabi: حليب) waa dareere[1] leh midab cadaan ah kaasi oo ka yimaada naasaha xayawaanka naasleyda iyo qaar ka mid ah dhirta. Caanuhu waxay ka mid yihiin cuntada dabiiciga ah ee dadka iyo in badan oo xaywaanka ka mid ah quutaan. Sidoo kale caanuhu waxay leeyihiin nafaqo iyo macdano aad u badan oo jidhka dadku u baahan yahay.[2]
Hordhac
Caanuhu waa shay dareere ah oo la cabo, tusaale ah ilmuhu markuu dhasho waa waxa kaliya ee igu horeeya ee dhuunigiisa mara ama uu cabo caanahaas oo uu naaaska hooyadii ka helo, Mudada ugu haboon uu ilmaha yari caano nuujirta uu ubaahan yahayna waa 2 sano ugu badnaan, waxaaa kaloo caanaha aynu ka helnaa xoolaha aynu dhaqano sida geela, adhiga iyo lo'da.[3]
Sawiro
- Caanaha
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Beeton, Isabella. pp. 258–60. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Pehrsson, P.R.; Haytowitz, D.B.; Holden, J.M.; Perry, C.R.; Beckler, D.G. Journal of Food Composition and Analysis (PDF). 13 (4): 379–389. doi:10.1006/jfca.1999.0867 https://web.archive.org/web/20030407085442/http://www.nal.usda.gov/fnic/foodcomp/Data/Other/jfca13_379-389.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) April 7, 2003. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . January 14, 2014 http://www.dairyco.org.uk/market-information/farming-data/cow-numbers/world-cow-numbers/. Soo qaatay March 23, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)