Qumbe

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qumbe
Xaalad xilliyeed: 55–0Ma
Horaantii Eocene – Hada
Geedka qumbaha
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Plantae
(unranked): Angiosperms
(unranked): Monocots
(unranked): Commelinids
Gacal: Arecales
Dir: Arecaceae
Bah: Arecoideae
Duul: Kokoeae
Sinji: Kokos
Jinsi: C. nucifera
Tibix laba magac
Cocos nucifera
Carl Linnaeus
Ubaxa qumbaha

Qumbe (Af-Ingiriis: coconut; Af-Carabi: جوز الهند) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa geed ka tirsan qoyska dhirta baalmka. Sidoo kale qumbuhu waa dhirta kaliya ee loo yaqaano bahda Kokaha.[1][2]

Hordhac

Geedka qumbuhu waa dhir si dabiiici ah iyo dhaqasho leh uga baxda meelo badan oo caalamka ah. Qumbuhu wuxuu caan ku yahay isticmaalka cunto ahaan iyo ka sameynta noocyo badan oo waxyaabaha la isku qurxiyo ah.[3] Dad badan oo ku dhaqan deegaanada kuleylaha aduunku waxay si toos ah u quutaan midhaha geedka qumbaha, halka tiro kale oo badan u beertaan isticmaalada kale ee ka midka tahay saliida, caanaha iyo sharaabka midhaha qumbaha.[4]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Royal Botanic Gardens, Kew. Cocos. World Checklist of Selected Plant Families.
  2. Beeton, Isabella (1911). Mrs Beeton's Cookery Book. pp. 258–60. 
  3. "Cocos nucifera L. (Source: James A. Duke. 1983. Handbook of Energy Crops; unpublished)". Purdue University, NewCROP - New Crop Resource. 1983. Retrieved 4 June 2015. 
  4. Paniappan S (December 12, 2002). "The Mystery Behind Coconut Water". The Hindu. Retrieved January 16, 2012.