Caano budo

Ka Wikipedia
Caano budo ah

Caano budo (Af Ingiriis : Powdered milk; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Caano Boodhe waa caano la warshadeeyay taasi oo ka saaraysa biyaha isla markaana ka dhigaysa caano budo ah. Sida caadiga ah caanaha la qalajiyey ama budada laga dhigay waa kuwo leh cimri dheer oo la isticmaali karo wakhti dheer.[1]

Hordhac

Caanaha budada ah waa caano la qalajiyey ayadoo la isticmaalayo nidaamka uumi-baxa. Dhowr faa'iido ayaa ku jirta qalajinta caanaha taasi oo u danaynaysa soo saarayaasha ama wershadaha caanaha. Sababaha ugu muhiimsan ee caanaha loo budeeyo waa si loo helo caano cimri dheer leh taasi oo la isticmaali karo mudo sanado ka dib markii la lisay caanahaas.[2] Noocyo badan oo dhirta ah waxay leeyihiin midho leh dheecaan cad oo marka la miiro noqda caano. Sidaas ay tahay dhirta qaar waxaa caanaha laga miiraa jirida geedka.[3] Noocyada ugu caansan caanaha dhirta waxaa ka mid ah: caanaha soyga, caanaha almondka, caanaha bariiska, caanaha qumbaha iyo caanaha looska.

Sawiro

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Beeton, Isabella. pp. 258–60.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Buffers & Saturating agents http://www.interchim.fr/ft/B/BA352a.pdf Retrieved 2014 July 16
  3. Wong, Venessa (August 21, 2013). BusinessWeek http://www.businessweek.com/articles/2013-08-21/soy-milk-fades-as-americans-opt-for-drinkable-almonds#r=hpt-fs.  Maqan ama ebar |title= (caawin)