Caano ciir

Ka Wikipedia
Caano dhanaan

Caanaha ciirta (Af Ingiriis : sour milk; Af Carabi : ar‎) waa caano ka samaysma marka caanaha dheyda la khamiiriyo. Caanaha ciirta ah waxay leeyihiin dhadhan dhanaan an kaasi oo sida caadiga ah ka mid ah nidaamka isbedelka ku dhacay caanaha. Dhinaca kale, caanaha waxaa si degdeg ah u bedeli kara hadii lagu daro liin dhanaan, khal ama dhamaan waxyaabaha keeni kara bacariminta.[1]

Faallo

Ciirtu waa caano ku dhacay isbedel taasi oo saameyn ku yeelata dhadhanka iyo samayska caanaha. Sidoo kale caanaha ciirta ahi waa kuwo jaamud ah oo leh nafaqo yar.[2] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.

Hordhac

Caanaha dheyda ahi waa kuwo inta ugu badan aan soo marin wershad iyo sifeyn. Caanaha dheyda ah waxay leeyihiin nafaqo badan oo jidhka waxtar u leh.

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac