Jump to content

Jalaato

Ka Wikipedia
Jalaato
Koob jalaato leh buskud iyo macaaneeye
Ka tirsanCunto fudud
HeerkulkaQaboow
Ka koobanCaano, labeen, sonkor
Kala duwanaanisku-dhuuq, jileec, labaniyad
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)

Jalaato (Af Ingiriis : Ice cream; Af Carabi: مثلجات) waa cunto fudud[1] taasi oo ka samaysan iskdhaf la qaboojiyay. Sida caadiga ah, jalaatada inteeda ugu badan waxa laga sameeyaa caano, labeen, sonkor iyo biyo la isku qasay ka dibna la qaboojiyay.[2]

Faallo

Inkastoo ay jiraan noocyo badan oo jalaato ah, guud ahaan dhamaan jalaatadu waa iskuqas cunto noocyo dhowr ah taasi oo la qaboojiyo ilaa heerar kala duwan. Heerka ugu sareeya waa jalaatada adag taasi oo heerka qaboowgeedu aad u sareeyo.[3]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Beeton, Isabella (1911). Mrs Beeton's Cookery Book. pp. 258–60.
  2. "Ice Cream's Identity Crisis". The New York Times. 17 April 2013. Retrieved 1 January 2017.
  3. "Ice Cream Labeling: What Does it all Mean?". International Foodservice Distributors Association. Archived from the original on 14 May 2008. Retrieved 9 August 2008.