Jump to content

Subag

Ka Wikipedia
Subag

Subag (Af Carabi: زبدة Af-Taliyaani : burro Af Ingiriis : butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.

Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.