Jump to content

Caanaha dhirta

Ka Wikipedia
Amazake waa caano-bariis laga isticmaalo Jabaan
Koob caano dhir
Caanaha qumbaha

Caanaha dhirta (Af Ingiriis : Plant milk; Af Carabi: حليب النبات) waa caano laga sameeyo dheecaanka qaar ka mid ah dhirta.[1] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.

Hordhac

Noocyo badan oo dhirta ah waxay leeyihiin midho leh dheecaan cad oo marka la miiro noqda caano. Sidaas ay tahay dhirta qaar waxaa caanaha laga miiraa jirida geedka.[2] Noocyada ugu caansan caanaha dhirta waxaa ka mid ah: caanaha soyga, caanaha almondka, caanaha bariiska, caanaha qumbaha iyo caanaha looska.

Sharaxaad Nafaqada

Nafaqada caanaha lo'da, soyga iyo almond
Caanaha lo'da
(lagu daray vitamin D)[3]
Caanaha Soyga
(aan sonkor lahayn;
Kaalshiyaam, vitamins A iyo D lagu daray)
[4]
Caanaha Almond
(aan sonkor lahayn)[5]
Kaloriga (koob, 243 g)1498039
Borotiin (g)7.696.951.55
Dux (g)7.933.912.88
Dux dufan (g)4.550.50
Carbohydrate (g)11.714.231.52
Fibre (g)01.20
Sonkor (g)12.3210
Kaalshiyium (mg)276301516
Potassium (mg)322292176
Sodium (mg)10590186
Vitamin B12 (µg)1.102.700
Vitamin A (IU)395503372
Vitamin D (IU)124119110
Cholesterol (mg)2400

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Beeton, Isabella (1911). Mrs Beeton's Cookery Book. pp. 258–60.
  2. Wong, Venessa (August 21, 2013). "Soy Milk Fades as Americans Opt for Drinkable Almonds". BusinessWeek. {{cite web}}: Italic or bold markup not allowed in: |publisher= (help)
  3. "Milk, whole, 3.25% milkfat, with added vitamin D" Archived Maarso 16, 2018 // Wayback Machine, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.
  4. "Soymilk (all flavors), unsweetened, with added calcium, vitamins A and D" Archived Maarso 16, 2018 // Wayback Machine, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.
  5. "Beverages, almond milk, unsweetened, shelf stable" Archived Agoosto 20, 2017 // Wayback Machine, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.