Naas

Ka Wikipedia

Naas (ingiriis: breast) waa cad hilib, baruur, carjow iyo xidido ka samaysan dadka kaga taala laabta; xoolaha iyo xayawaankana kaga taala qeeybta hoose ee ubucda jidhka.

Noolaha naasaha leh waxaa loo yaqaanaa Naasley, sababto ah ilmahooda caano ayay nuujiyaan.

Tirada naaso ee xayawaanku wuu kala duwan yahay. Dadku wuxuu leeyahay labo naas, halka xooluhu leeyihiin afar naas.

Guud ahaan, dhediga naasleyda ayaa naasahooda laga helaa caano.