Category:Gurijoog

Ka Wikipedia

Gurijoog

Lo'du waa xoolaha gurijooga ah.
Bisadu waa xayawaanka gurijooga ah.
Adhigu waa xoolaha gurijooga ah ee dadku dhaqdaan.

Gurijoog (ingiriis: Domestic Livestock) waa xayawaanka iyo xoolaha la dhaqdo ee dadku manaafacaadsado.

Xoolaha gurijoogta ah waxaa ka mid ah bisadaha, eyda, lo'da, adhiga, daanyeerka, geela, fardaha, dameeraha, idaha iyo mararka qaar oo lagu daro digaaga iyo shimbiraha kale la dhaqdo.

Guud ahaan xoolaha gurijoogta ah waa xayawaanka aadamuhu dhaqdaan, ee qaarkood la cuno hilibkooda lana cabo caanahooda.

Xayawaanka aan la dhaqanin ee khatarta ah waxaa loo yaqaanaa Duurjoog, waxaana ka mid libaaxa, waraabaha, shabeelka, harimacadka, yeyga, butida, masaska, iyo kuwo kale oo badan.


Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 4 oo ah qeybaha hoose waana 4 oo dhamaantood ah.

B

G

L

U

Bogagga ku jira qeybta "Gurijoog"

waxaa meeshaan ku jira 17 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 17 gud ahaan.