Waraabe

Waraabe waxaa af ingiriis lagu dhahaa spotted hyena; (Af Carabi : ar Af-Laatiin: hyaena Af-Taliyaani : iena Af Ingiriis : hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Waraabuhu waa bahal xoogan oo ku nool, Afrika.
Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka..