Jump to content

Dhidar

Ka Wikipedia
Dhidar oo soconya

Dhidar waxaa af ingiriis lagu dhahaa striped hyena; (Af Carabi : arAf-Laatiin: striped hyaena Af Ingiriis : striped hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo bah-wadaag la ah waraabe. Dhidarku waa waraabe oo dega waqooyiga iyo bariga qaarada Afrika, iyo galbeedka qaarada Aasiya. Xiliga omanaha, dhidarku wuxuu marmar weerar u qaada aadanaha. Dhidarka hadauu arko carruur ama dad bukaan ah xiliga oomanaha, wuu weerari kara gaajo daraadeed. Reer miyiga waxay haad iyo jeer ka cabadaan weerarada ay dhidarka ku qaado xoolaha sida geelaha oo kale. Qaangaadhyaha caafimaad qaba kaliya wuxuu weerari kara iyagoo hurud ku jira.[1]

Dhidarku waxay isku bah yihiin: Waraabe, Cumar, iyo dhurwaa.

  1. Wroe, S.; McHenry, C.; Thomason, J. (2005). "Bite club: comparative bite force in big biting mammals and the prediction of predatory behaviour in fossil taxa". Proceedings of the Royal Society B: Biological Sciences. 272 (1563): 619–625. doi:10.1098/rspb.2004.2986. PMC 1564077. PMID 15817436.