Duurjoog

Yeeygu waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.
Duurjoog (ingiriis: jungle animal) waa Xayawaanka aan la dhaqanin ee khatarta ah. Duurjoogtu waa dhamaan xayawaanka ku nool duurka, keymaha, buuraha, iyo deegaanada ka fog magaalooyinka.
Duurjoogta waxaana ka mid libaaxa, waraabaha, shabeelka, harimacadka, yeyga, butida, masaska, iyo kuwo kale oo badan.