Digaag

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Digaag
Lamaane digaag ah: Diiq iyo Digaagad.
Xaalad xanaaneed
Hayinoggol ah
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Animalia
Faylum: Chordata
Faylamyar: Aves
Gacal: Galliformes
Dir: Phasianidae
Bah: Phasianinae
Sinji: Gallus
Jinsi: G. gallus
Subspecies: G. g. domesticus
Tibix saddex magac
Gallus gallus domesticus
(Linnaeus, 1758)

Dooro (Af-Carabi: دجاجة Af-Laatiin: Gallus Af-Taliyaani: Pollo Af-Ingiriis: Chicken) waa shimbiro gurijoog ah oo dadku dhaqdaan. Dooradu waxay ka mid yahiin xoolaha dadku leeyihiin, kuwaas oo laga helo ukun iyo hilib.

Doorada kiisa lab waxaa loo yaqaanaa Diig, halka mida dhedig lagu magacaabo Dooro.

Wakhti imika laga joogo 30 qarni (3,000) oo sano ka hor, ayaa wadanka Hindiya lagu dhaqan jirey doorada, laakiin waxaa la aaminsan yahay in wakhti intaas ka badan ka hor dadku dhaqan jirey doorada.

Dhinaca kale, tirokoob la sameeyay sanadkii 2003da waxaa lagu ogaaday in tiro dhan 24 bilyan dooro ah ku nool yihiin daafaha dunida.