Waran

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Waran

Waran (ingiriis: Spear) waa ul dheer, dhuuban oo afka hore ku leh bir ama shey kale oo fiiqan.

Waranku wuxuu leeyahay af dhuuban oo muda ama dalooliya meesha lagu tuuro.