Category:Leeb iyo Qaanso

Ka Wikipedia

Leeb iyo Qaanso

Ulaha falaadhaha Leebka.
Qaanso.
Sanab muujinaya nin isticmaalaya leeb iyo qaanso.

Leeb iyo Qaanso (ingiriis: Arrow-Bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.

Leebka dabadiisa ayaa lagu xidhaa xadhiga qaansada ka dib, leebka ayaa gadaal loo jiidaa lana sii daaya ayadoo lala shiishayo bar ama meel.

Marka la tixraaco Taariikhda aadamaha, leebka iyo qaansadu waa hub la isticmaali jirey tobanaan qarni ka hor wakhtigii ilbaxnimadu bilaabantey.

Leebka iyo qaansadu waa labo shey oon kala hadhin, sababtoo ah waa la isla isticmaalaa.

Wakhtiyadii hore leebka iyo qaansada waxaa loo isticmaali jirey in lagu ugaadhsado.

Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

L

Bogagga ku jira qeybta "Leeb iyo Qaanso"

waxaa meeshaan ku jira 3 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 3 gud ahaan.