Macdan

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan macdanta guud ahaan.


Macdan (ingiriis: mineral; carabi: معدن) waa maaddooyin uu dhagaxu ka dhisan yahay. Biraha badankooda waxaan heli karnaa iyagoo ah ayoonno ku jira iskudhisyo kiimikeed oo macdan ah. Macdan badan iyo xoogaa carro ah markeey is-qabsadaan waxaa loo yaqaanaa dhagax.