Kinda Calloush
Appearance
| Kinda Calloush (Carabi: كندة علوش) | |
|---|---|
Kinda Calloush | |
| Ku dhashay | Kinda Mazen Calloush March 27, 1982Jir Xama, Suuriya |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2004–hada |
| Xaasaska | Fares Al-Thahabi (g. 2008; la furay 2016) Amr Youssef (g. 2016) |
| Ilmaha | 1 |
Kinda Mazen Calloush (كندة مازن علوش; dhashay 27 Maarso 1982 ee Xama) waa atariisho Suuriyaan ah, waxay caan ku tahay doorkeeda shaleemada Suuriya iyo Masar. Calloush waa degane Qaahira, Masar ilaa 2011.[1]