Koonfur Australia (Ingiriis: South Australia) waa gobol ka mid ah 7 gobol ee dalka Australia. Caasimada gobolka K.A. waa magaalada Adelaide.