Kristoffer Kolombus
Admiralka Badda Badweynta Kristoffer Kolombus | |
|---|---|
Sawir la sheegay inuu yahay sawir Christopher Columbus laga sameeyey geeridiisa ka dib, oo uu sameeyey Sebastiano del Piombo, 1519[a] | |
| 1aadGuddoomiyaha Hindiya | |
| Xilka haaya 1492–1499 | |
| Waxaa magacaabay | Isabella I ee Castile |
| Waxaa ka horreeyey | Xilka ayaa la aasaasay |
| Waxaa ku xigay | Francisco de Bobadilla |
| Faahfaahinta shakhsiga ah | |
| Dhashay | Inta u dhaxaysa 25 Agoosto iyo 31 Oktoobar 1451 Genoa, Jamhuuriyadda Genoa |
| Dhintay | 20 Maajo 1506 (oo jiray 54 sano) Valladolid, Isbaanish |
| Goobta aaska | Kaniisadda Seville, Seville, Isbaanish |
| Xaaska | Filipa Moniz Perestrelo (g. 1479; geeriyooday(tay) 1484) |
Lammaanaha nolosha | Beatriz Enríquez de Arana |
| Caruurta |
|
| Waalidkas |
|
| Qaraabada | Bartholomew Columbus (walaal) |
| Shaqada |
|
| Saxiixa | |
Kristoffer Kolombus wuxuu ahaa nin Talyaani ah, wuxuu noolaa sanadihii 1451 ilaa 1506. Kristoffer wuxuu ahaa badmaaxiye ah oo aad u safri jiray, wuxuu raadin jiray dhulalka ama qaaradaha. Kristoffer wuxuu ahaa ninka helay qaarada Ameerika sanadka marka oo ahaa 1492. Kristoffer wuxuu ku dhashtay magaalo ku taalo waqooyiga talyaaniga oo la dhoho Genova, wuxuu badda ku safri jiray asigoo da' yar. Aabihiis waxaa ladhaa Domoniko Kolumbus, hooyadiis neh Susana Fontanarosa.
Dhulka oo helay markiisa ugu horeysay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanadka marka oo ahaa 1478kii, karistofer wuxuu tagay wadanka Boortuqaal, isla markaas neh wuxuu dhinaca galbeed ka raadinaayay, jidka tago wadanka Hindiya ee dhinaca badda. Kristoffer waxaa caawiyay dad ka mid ah boqortooyada Bortuqiiska, isla markaas neh waxay ku heshiiyeen haddii uu dhul helo in ee ayaga lacag ka helaayaan dhulkaas. Sanadka marka uu ahaa Agoosto 1492 ayaa waxaa bilaawday safarkoodii, 3 maraakiib ah oo saaran 90 qof ayaa u safartay dhinaca galbeedka ee badweynta atlaantik, kadib waxay tageen Ameerika, iyaga oo rabay in ay tagaan hindiya. Isla sanadkii Waxay tageen Meel jasiirad ah, wuxuuna helay wadanka Kuuba, hal markab ayuu uga tegay meesha, marka ee dhacday in ee dadka saarnaa markabkaas in ee raadiyaan Dahab. sanadka marka oo ahaa 1493dii Kristoffer dib oo u soo noqday, asiga oo 8 indian ah soo afduubtay.waxa uu ahaa nin tuuga oo musuq maasuq ku caan ahaa
Safarkiisa labaad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanadka marka oo ahaa 1493, karistoffer wuxuu ka safray magaalo ku taalo dalka Spania, oo la dhoho Kadis, markaan wuxuu kaxeestay 17 maraakiib iyo dad gaaraayo 1200 oo qof. Isla sanadkaa waxeey heleen, jasiirado ka mid ah qaarada ameerika oo ku wareegsan wadanka Dominika, markaas oo uu 46 jasiiradood hal jeer booqday inta uusan tegin jasiirada weeyn ee Hispaniola, meeshaas oo uu safarkiisii hore uuga tagay, dadkii la safraayay qaar ayaga ka mid ah weey dhinteen, markii aay isbaanishku si xun ula dhaqmeen dadkii dariskooda ahaa. Kristoffer lacag buu ku bixiyay dib u dhiska hispaniola. Maraakiibta kristoffer waxeey u sii safreen wadanka Kuuba sanadka markii uu ahaa 1494tii. Kristoffer wuxuu cilimi baaris ku haayay, Jasiiradaha Kuuba iyo Jamayka. isla sanadkaa agoosto, kristoffer dib ayuu u soo laabtay asiga iyo dadkiisa, ayaga oo wato dad 100 kabadan oo adoomo ah. Dadka adoonsiga lagu soo watay, badanaa tahriibka kuma noolaanin, Markii uu markabkii soo galay wadanka spania , boqorooyada isbanishka makala jecleen adoomaha, isla markaas qaar baa la sii daayay. Kristoffer wuxuu rabyay, in uu lacag badan ka helo adoomada, sababtoo ah wax dahab ah masoo helin.
Safarkii sadaxaad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiga Caddaynta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ Lester, Paul M. (Janaayo 1993). "Muuqaalladu waa khiyaano: Sawirradii Christopher Columbus". Anthropology-ga Muuqaalka. 5 (3–4): 211–227. doi:10.1080/08949468.1993.9966590. ISSN 0894-9468.
{{cite journal}}: Check date values in:|date=(help)
<ref> ayaa jira koox la magacaabay "lower-alpha", laakiin lama helin calaamadda u dhiganta. <references group="lower-alpha"/>.