Jump to content

Krystal Jung

Ka Wikipedia
Krystal Jung
Jung ee 2018
Ku dhashayChrystal Soo Jung
(1994-10-24) October 24, 1994 (Da’da  31)
San Francisco, Kalifornia, Mareykanka
DhalshoKuuriya-Mareykan
Sanadaha Shaqada2001–hada
WakiilH& Entertainment
QaraabadaJessica Jung (walaasheed)
Xirfad muusik
Sidoo kale loo yaqaanJung Soo-jung
Nooca fankaK-pop
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2009–hada
CalaamadahaSM
Falalka la xiriira

Chrystal Soo Jung (dhashay Oktoobar 24, 1994),[1][2] xirfad ahaan waxaa loo yaqaan Krystal, Krystal Jung ama Jung Soo-jung, waa heesaa iyo atariisho Kuuriya-Mareykan kuna nool Koonfur Kuuriya. Waxay ka soo muuqatay 2009 iyada oo xubin ka ah kooxda gabdhaha f(x) waxayna ka sii qeyb qaadatay kooxda SM Entertainment ee mashruuca SM the Ballad. Marka laga reebo waxqabadyada kooxda, waxay sidoo kale ku jileysay taxaneyaal kala duwan oo Kuuriyada Koonfureed ah sida The Heirs (2013), My Lovely Girl (2014), Prison Playbook (2017), The Bride of Habaek (2017), Player (2018) iyo Search (2020).

  1. "The birth of Chrystal Jung". California Birth Index. Archived from the original on December 2, 2013. Retrieved December 26, 2020.
  2. "f(x)│My name is…2". TenAsia (in Kuuriyaan). November 23, 2009. Archived from the original on December 25, 2020. Retrieved January 22, 2019.

Xiriirinta dibedda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]