Lassader

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Lassader waa tuulo oo Bakhad Faarax garaad Dhulbahante ah. Waxay u dhaxeysa Widhwidh iyo Ade Adeye ee ahayd caasimadda saddexaad ee Darwiish. Waxaa ka horayay caasimadda Darwiish labaad ee ku taalneed Weylahed; oo waxaa ku xigay caasimadda Darwiishian afaraad ee ku taalneed Halin.