Weylahed

Ka Wikipedia

Weylahed waa magaalo oo Baharsame ah oo u dhow Las Anod. Waxay ahayd caasimadda labaad ee Darwiish ee sanadka 1901. Waxay ku xigtay caasimadda ku taalneed Buuhoodle ee Qoob Fardood. Waxaa ku xigay caasimadda ku taalneed Lassader.