Linus Torvalds

Ka Wikipedia

Qoraalkaan Waxa Kaydiyey: Abdulkadir Yusuf Ali - Xooshdheeere: Waa Qoraa Hal-abuure Cilmi-Baadhe İyo Aragtiyahan.


Linus Torvalds: Waa injineer software finnishka ah iyo Sameeyihii ugu horeeyey ee Barnaamijka Linux.Barnaamijkaan Linux waa Waa barnaamijyo isku-duub ah oo loogu talo galay in lagu maamulo kombuyuutarada. Wuxuu Soo Saaray Markay Taariikhdu ahayd 1991. Sidoo kale Rag kale ayaa uga dambeeyey samaynta Barnaamijkaan iyo kuwa kaloo la mida. Linuks wuxuu ka soo farcamay Unix