Software

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Software

Software (Af-Ingiriis: Software ama Computer Software; Af-Carabi: برمجية) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula iyo haga aalada Kumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya. Softwareka oo luuqada Af Soomaaliga lagu yidhaahdo Barnaamij wuxuu ka kooban yahay qorsheyaal (programs), bots, madbacado wax lagu keeydiyo iyo dhamaan qorshayaasha la xidhiidha ee howsha fududeeya.

Guud ahaan, softwareku waa borogaramyo awood uh an siiya kumbuyuutarka inuu qabto how loo cayimey. Software waa erey ingiriis ah, hase ahaatee dalal badan oo aduunka ka mid ah ay isticmaalan. Software:ku wuxuu ka koobmaa labo qeybood ah Application Software iyo Embedded Software.

Qoraalo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]