Talk:Software
Hadal ku darMuuqaal
- Maadaama boggan uu yahay mid luqada afka soomaaliga ku qoran looguna talagalay, ma'haboontahay in aan isku deyno in ereyada afka ingiriiska loo sameeyo ereybixin u dhigma afka soomaaliga loona isticmaalo. Hadii ereyga uu yahay erey aad u adag ii loo tarjumo afka soomaaliga, waxaa haboon in lasoo amaahsado oo loo qoro sida afka soomaaliga. tusaale ahaan Computer=Kumbuyuutar --M. I. Mursal 12:25, 4 May 2007 (UTC)
Bilow dood ku saabsan Software
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Software.