Louvre

Ka Wikipedia

Coordinates: 48°51′40″N 2°20′11″E / 48.86111°N 2.33639°E / 48.86111; 2.33639 Louvre (faransiiska Musée du Louvre)) waa guri dhaqameed kuyaala magaalda Paris waana guri dhaqameedka caalmka ugu muhiimsan waxa uu ku yaalaa daanta waqooyi ee wabiga siin waxa uu leeyahay barxada ugu wayn ee caalamka farshaxan lagusoo bandhigo. waxa yaala waxyaabo badan oo kusaabsan faraacintii oo laga xaday wadanka masar waxa la aasaasay sanadii 1190 waxa gunta u taagay ninka la odhan jiray filib ogost goobtan waxa daganaa dhamaan boqoradii farnsiiska soo maamulay xiliyadii boqortooyada boqorkii ugudanbeeyay ee sirasmiya udagayna waxa uu ahaa Louis XIV waxa uu ka guuray sandii 1672

sawirada caanka h ee yaala louver[wax ka badal | wax ka badal xogta]