Maalinta Carafo

Ka Wikipedia

Maalinta Carafo waa Maalinta sagaalaad ee bisha Carafo, waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah maalmaha loogu jecel yahay muslimiinta agtood, waa maalinka ay xujeyda istaagaan buurta Carafo, waxaana ku xiga Maalinta Ciidu Adxa.