Madhubala

Ka Wikipedia
Madhubala
Ku dhashayMumtaz Jehan Dehlavi
(1933-02-14)14 Febraayo 1933
Delhi
Dhimasho23. Febraayo 1969(1969-02-23) (da'da 36jir)
Bombay
DhalshoHindiya
ShaqadaJilaa
Sanadaha Shaqada1942–1964
Xaasaska
Kishore Kumar
(g. 1960; dhimashadeeda 1969)

Mumtaz Jehan Begum Dehlavi (waxay dhalatay 14-kii Febraayo 1933 - waxay dhimatay 23-kii Febaraayo 1969), oo sifiican loogu yaqaanay magaceeda Madhubala, waxay ahayd jilaa Filim Hindi ah. Waxay ahayd mid firfircoon intii u dhaxeysay 1942 iyo 1964. Waxay caan ku aheyd quruxdeeda, shaqsiyadeeda, iyo sawirada xasaasiga ah ee dumarka masiibada ah, waxaa sidoo kale loo yaqaanay The Beauty With Tragedy (Quruxda Musiibada) iyo The Venus Queen of Indian Cinema (Boqoradda Venus ee Shineemo Hindi), Isbarbardhiggeeda jilaaga Hollywood Marilyn Monroe ayaa ku kasbatay magaca Marilyn Monroe Bollywood.[1][2][3]

Filim[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Madhubala wuxuu ka soo baxay 74 filim. 22 sano oo ay shaqaysay. Waxay ka soo baxay filimo badan oo guul muhiim ah iyo ganacsi sida Mahal, Mr. & Mrs '55, Chalti Ka Naam Gaadi, Mughal-E-Azam iyo Barsaat Ki Raat.

Sanadka Filimka
1942 Basant
1944 Mumtaz Mahal
1945 Dhanna Bhagat
1946 Pujari
Phoolwari
Rajputani
1947 Neel Kamal
Chittor Vijay
Mere Bhagwan
Khoobsoorat Duniya
Dil Ki Rani
Saat Samundaron ki Mallika
1948 Parai Aag
Lal Dupatta
Desh Sewa
Amar Prem
1949 Sipahiya
Angrai
Singaar
Paras
Neki Aur Badi
Mahal
Imtihaan
Dulari
Daulat
Aparadhi
1950 Pardes
Nishana
Nirala
Madhubala
Hanste Aansoo
Beqasoor
1951 Tarana
Saiyan
Nazneen
Nadaan
Khazana
Baadal
Aaram
1952 Saqi
Sangdil
1953 Rail Ka Dibba
Armaan
1954 Bahut Din Huwe
Amar
1955 Teerandaz
Naqab
Naata
Mr. & Mrs. '55
1956 Shirin Farhad
Raj Hath
Dhake Ki Malmal
1957 Yahudi Ki Ladki
Gateway Of India
Ek Saal
1958 Police
Phagun
Kala Pani
Howrah Bridge
Chalti Ka Naam Gaadi
Baghi Sipahi
1959 Kal Hamara Hai
Insaan Jaag Utha
Do Ustad
1960 Mehlon Ke Khwab
Jaali Note
Barsaat Ki Raat
Mughal-e-Azam
1961 Passport
Jhumroo
Boy Friend
1962 Half Ticket
1964 Sharabi
1971 Jwala

Xiriirinta dibedda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Remembering Madhubala, the 'Marilyn Monroe of Bollywood' "
  2. Booch, Harish and Doyle, Karing.(1962). Self-Portraitt. Bombay: Jai Gujerat Press. pp. 75-78.
  3. "They now save for the rainy day"