Mama Xadiyo
Appearance
| Mama Xadiyo | |
|---|---|
| Dalka asal ahaan | Soomaaliya |
| Asalka luqadda | Af Soomaali |
| No. of seasons | 2 |
| Wax soo saar | |
| Producer | Astaan TV |
| Wax soo saar location | Muqdisho |
| Siideynta | |
| Markii ugu horreysay la bandhigay | 2020 |
Mama Xadiyo waa taxane telefshin majaajillo oo Soomaali ah, waxaana soo saaray Astaan TV. Sheekadu waxay diiradda saartaa jiilka hore iyo kan cusub.
Jilayasha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ubah Fahma sida Mama Xadiyo