Martin Luther King

Ka Wikipedia
martin luther King

Martin Luther King (dhashay Janaayo 15, 1929 – dhintey Abril 4, 1968) wuxuu ahaa nin dadka madoow ee wadanka Mareykan, kaasi oo u ololeen jiray xaqa iyo xuquuqda dadka laga tirada badan yahay, gaar ahaan dadka madoow, ee caraiga Maraykanka. woxoo ahaa nin firfircoon oo radinaayey xoreenta dadka madowga mareykanka. waxoo caan kuyahay, qudbadii " waxan heysta Riyo " (I have a dream). Martin waxoo ku dhashay Atlanta gobolka Georgia , janaayo 15 1929kii. waxaana la dilay Abriil 4 1968. martin wuxu dhashay January 15 , 1929