Xoriyad
Jump to navigation
Jump to search
Xoriyad (Af Ingiriis : liberty sidoo kale "freedom"; Af carabi: حرية) marka laga hadlayo filosofiyada waxaa "xoriyada" lagu sharaxaa xor ahaanta qof ee dhaqanka, diinta, luuqada, jinsiga, fikirka iyo mabda'a siyaad.[1] Dhinaca kale marka laga hadlayo siyaasada waxaa xoriyada lagu sharaxaa xoriyada bulshonimo iyo siyaasadeed eee qof ku dhexleeyahay wadan muwaadin ka yahay.[2]
Qoraalo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Linkiyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- United Nations: Human Rights
- UN Practitioner's Portal on HRBA Programming UN centralised webportal on the Human Rights-Based Approach to Development Programming
- Simple Guide to the UN Treaty Bodies (International Service for Human Rights)
- Country Reports on Human Rights Practices U.S. Department of State.
- International Center for Transitional Justice (ICTJ)
- The International Institute of Human Rights
- IHRLaw.org
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |