Marwaan bin xakam

Ka Wikipedia

Marwaan bin xakam waa mid ka mid ah madaxda umawiyiinta mudo bilooyin ah ayuu haayay xilka, wuxuu dhalay cabdilmalik bin marwaan oo xilka uga dambeeyay.