Marwada Jaamacadda Afrika
| Loo soo gaabiyo | MUA |
|---|---|
| Samaysmay | 2010 |
| Nooca | Tartan qurux |
Dadka sare | Taylor Nazzal |
| Website | http://www.missuniversityafrica.org |
Marwada Jaamacadda Afrika (Miss University Africa) (MUA) waa tartan qurux badan oo caalami ah oo sanadle ah oo ay soo qabanqaabiyeen Aragti, Hal-abuur iyo Fikrado. Tartanka ayaa markii ugu horeysay la qabtay sanadkii 2010. Si ka duwan Marwada Ameerika iyo Marwada Dhulka, tartamayaasha loogama baahna inay ku tartamaan dharka dabaasha ama bikini.[1] Tartankan oo uu aasaasay ganacsade Taylor Nazzal, ayaa waxaa ku tartamaya 54 tartame oo kala matalaya 54 dal oo Afrika ah, waxaana qofkii ku guulaysta tartanka uu helayaa US$50,000 oo heshiisyo taageero ah, baabuur cusub, waxana noqonayaa safiirka ardayda Qaramada Midoobay.
Lahaanshaha hadda waa Cadar Yuusuf Ibraahim oo u dhashay Soomaaliya oo 18-kii Diseembar, 2021 lagu caleemo saaray magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya.
Shuruudaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tartankan ayaa u ogolaanaya in ay ka qaybgalaan haweenka tartamaya ee da'doodu u dhaxayso 18 iyo 26 jir kuwaas oo ah arday jaamacadeed oo firfircoon oo aan lahayn khibrad guur iyo caruur.[2]
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Ayanda Dlamini (26 November 2017). "Baby Mthimkhulu repping SW". Swazi Observer. Archived from the original on 6 Bisha Laba iyo Tobnaad 2017. Retrieved 4 December 2017.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Sam Bandaon (30 November 2017). "Epylen Chimasula flies flag at Miss University Africa". The Daily Times. Archived from the original on 24 Bisha Labaad 2018. Retrieved 5 December 2017.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)