Maxkamadda Sare ee Somaliland

Ka Wikipedia
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland
Supreme Court of
the Republic of Somaliland
Dhismaha Maxkamadda Sare ee Somaliland
La Aasaasay1991
WadanSomaliland
DhacdaaMaroodi Jeex, Hargeysa
Ogolaansho bixiyayDastuurka Somaliland
Boosaska14
WebsiteOfficial Website
Chief Justice of Somaliland
Wakhti xaadirkanAdan Haji Ali
Ilaa3 Juun 2015 (2015-06-03) [1]

Maxkamadda Sare ee Somaliland (MSS) waa maxkamadda ugu sarreysa sida ku cad Dastuurka Somaliland . Maxkamaddu waxay haysataa awoodda dib-u-eegista garsoorka, awoodda ay ku burin karto qaynuunka ku xadgudubka qodobka Dastuurka. waxay leedahay racfaan kama dambays ah oo balaaran, asal ah, iyo xukuno la-talin oo ku saabsan dhamaan maxkamadaha (oo ay kujiraan maxkamada degmadda iyo maxkamada gobolka ), oo ku lug leh arimaha sharciyada waxayna ku dhaqmi kartaa xukunada laga soo saaray kiisaska iyadoo la tixraacayo xukunkeeda. Maxakamadan ayaa waxa madax ka ah gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland oo uu magcaabay madaxweynaha somaliland, madaxweynaha maxkamada hada waa Adan Xaaji Cali .

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://www.bbc.com/somali/war/2015/06/150603_somaliland_new_chiefjustice. Soo qaatay 3 June 2015.  Barameter aan la aqoon |lang= ignored (|language= suggested) (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)