Mia Goth

Ka Wikipedia
Mia Goth
Goth ee 2018
Ku dhashayMia Gypsy Mello da Silva Goth[1]
(1993-10-25) 25 Oktoobar 1993 ( 30jir)
London
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2012–hada
Partner(s)Shia LaBeouf (2012–2018, 2022–hada)
Ilmaha1

Mia Gypsy Mello da Silva Goth (waxay dhalatay Oktoobar 25, 1993 ) waa atariisho Ingiriis ah, moodel iyo qoraa shaashad ah taasoo bilawday xirfadeeda moodelaynta iyadoo kuray ah, waxayna ka dhigtay filimkeedii ugu horreeyay ee Lars von Trier Nymphomaniac (2013). Kadib waxay ka soo muuqatay filimada The Survivalist (2015) iyo A Cure for Wellness (2016).

2018, Goth waxay door taageero ah ku lahayd filimka Claire Denis ee High Life iyo dib u samaynta Luca Guadagnino ee Suspiria . Kadib waxay ka soo muuqatay filimka majaajillada jacaylka ah Emma (2020), waxayna xiddig ku jishay filimada X iyo Pearl 2022, oo ay iyaduna qortay.

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named guardian