Middle Shabelle

Ka Wikipedia
Middle Shabelle

Shabeellaha Dhexe
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Dalka Soomaaliya
Magaalo madaxJowhar
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Shabeellaha Dhexe waa gobol ka tirsan gobolada Soomaaliya wuxuu ku taalaa koonfurta dalka Soomaaliya. Gobolkaan waxaa mara webiga caanka ah ee Webi Shabeelle iyo Badweynta Hindiya, magaalo madaxdiisuna waa Jowhar. Dhaqaalaha gobolkaan wuxuu ku xiran yahay Beeraha iyo xoolaha sida ariga iyo Geela. Dadka Deggan Gobolka waxa u badan beesha abgaal oo dagta dhamaan dagmoyinka gobalka shabelaha dhexe iyo sido kale waxa daga beelaha kale ee mudulood oo kala ah Hilibi, Moobleen udajeen oo qeyb yar ka daga sidowaxa dagan beesha barsane gaaljecel iyo beesha wa adeere tigaale oo ka tirsan badicadde iyo sido kale waxa daga belaha jarerweyne qasatan shidle iyo iyo shabelle iyo kuwa kale. Gobolakani waa gobol aad iyo aad u weyn oo leh bad iyo berriba. Waana gobol aad iyo aad barwaaqo u ah. Wax yaabaha gobolkan lagu xasuusankaro ayaa waxaa kamid ah in gobolku uu xudud la leyahay afar gobol kuwaas oo kala ah G. Hiiran, G. Sh/hoose, G.banaadir, G. Galgaduud iyo badweynta India, sidoo kale gobolku wuxuu caan ku yahay in uu noqday gobolkii ugu horeyay oo bariis lagu beero iyo in u gobolku horey u lahaa warshado wax soosar. Gobolku waxaa kale u aad ugu fiicnaay isbortiska uu meela sare ka garaay.

Distracts[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 Jowhar Magaalo madax

2 Balcad

3 Aadan-yabaal

4 Cadale

5 Mahadaay

6 Warshiikh

7 Ruun-nirgood

Oceanmedia.so