Miliqo

Ka Wikipedia

Miliqo waa magaalo ku taal koonfurta gobolka Mudug

Miliqo waxey 50km dhanka waqooyi kaga beegantahay dagmada XARADHEERRE.

Miliqo waa deegaan ku caan ah BIYO aad u macaan

hadaba magaalada Miliqo waxa eey ka tirsantahay degmadda Xarardheere ee gobolka mudug.

Miliqo waa deegaan eey ku noolyihiin dad aad u jecel Beerashada iyo xoolo dhaqashada

Diinta Islaamka.

Miliqo waxaa ku nool dad Soomaaliyeed oo jecel Nabadda iyo Dowladnimada.

Miliqo waxa ay ka mid tahay magaalooyinka koboca sameeyey mudooyinkii dambe waana magaalo aad u ballaaran.

Culumaa udiinka dadka diinta

  1. Shiekh Mohamud odowaa
  2. Macalim Abdulahi haji aadan
  3. Macalim Ahmed Ali mohamed diini
  4. Shiekh abdifitah Shiekh Mohamud
  5. Macalin Mohamud caseyr

Nabadoonada magaladda

  • Haji mohamed Ahmed liibaan (Axyaa wadani)
  • Macalin Ahmed macalin weheliye dhuxulow (Malin lugey)
  • Abdirooble faryareey
  • Kheyre foodey
  • Dhegdheer mohamuud guutaale
  • Dhagaweyne Abdishiiqoow
  • Mohamed Abdifitah Shiekh Mohamud (duud dheere)


Qoraa Ahmed Abdirashid Abdulahi (Aniine)